Qeexid

(-llo, m.dh) Boqol kiilogaraam culayskood; jawaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kiintaal oo kali ah:
  • Gudiga la dagaalanka xaalufinta degmada Dhahar ayaa waxay la wareegeen hubkii ay wateen dambiilayaashan iyo 90 kiintaal oo dhuxul ah, ay u diyaarsadeen inay qaataan. waxaa kaloo laga aasay 20 tog.