Qeexid

"(kuwiinna, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Kiinna warkiisa iskaba daa!”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kiinna oo kali ah:
  • Dib bay u soo noqdeen, aakhirkiinna waxa laga tallaabiyey Lawya-caddo xaduudka Jabuuti iyo Somaliland, iyadoo lagu isticmaalay kharash badan oo laaluush ah.
  • Kapchits: Nasiibwanaag waxaa ah in waagii aan isku tuxallujiyey barashada afkiinna, dhaqankiinna iyo suugaantiinaba ay Moosko joogeen ardo badan oo Soomaaliyeed.