Qeexid

"Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus. “Wuu iga kiin waday”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Dhimman naxwe,

Dhimman / clitic

layeele naxwe,

layeele / object

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kiin oo kali ah:
  • Waxaan is idhi nabsi ma raagee, saad miskiinnaddii uga roortay aarmuu kana kuu ridaa hadaad dagan tehee.
  • Ciidamada Maraykanku halkaa ayay tababar la dagaalanka argagixisa ah siiyeen Ciidamada yaman, laakiin arrintaasi waxtar ma leh kol hadaan qabaa’ilka yaman aanay diyaar u ahayn in ay siiyaan warka loo baahanyahay dawladooda.