Qeexid

"Cilmiga laga barto walxuhu waxa ay ka sameysan yihiin iyo isbeddellada mid kasta ku imanaya nooca uu yahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kiimika oo kali ah:
  • Muddo markuu sigaaryo-cabku ugu wado sunta kiimikada ah ee sigaarka sanbabadiisa ayuu qayb weyn ka qaataa kansarka inuu kaga dhaco sanbabada.
  • Markabka Kiimikada wada ee la qafaashay ayaa lagu Magacaabaa MV Marida Marguerite waxaana saaran 22-shaqaale ah oo dhalashadoodu kala tahay 19-Hindi ah, 2-Bangaladesh ah iyo 1-qof oo Ukrain u dhashay, kuwaasoo Xaaladooda ay aad u cakirantahay.