Qeexid

(-rro, m.dh) Fogaan kun mitir dhan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kiilomitir oo kali ah:
  • Waa wax lala yaabo ayay tidhi Cori nin silsiladaysan oo ka fekeraya dad ku nool meel u jirta tobanaan kun oo kiilomitir.
  • Mayl ama Kiilomitir kasta oo la gooyo waxa ka sii dambeeya oo ku xiga qaar kale oo ay tahay in la gaadho ama la sii daba heetiyo.