Qeexid

"(-ooyin, m.l) Kun garaam culayskood; kiilogaraam."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kiilo oo kali ah:
  • Dadkaas waxaa ka mid ahaa ninkii Jurgen Brandes ee uu dadcunkaasi dilay ka dibna uu hilibkiisii ka cunay 20ka kiilo.
  • Dhererka madaxkutidu wuxuu ilaa garbaha noqon kartaa 125 cm, miisaankiisuna wuxuu noqon karaa 350 kiiloo.