Qeexid

"kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo lab, oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Kanu waa kii beryahanba aan raadinayay”: “Kii baa yimid”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

naxwe,

aan cayinnayn / indefinite

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kii oo kali ah:
  • Waana Degmada ugu Dadka badan gobolka Awdal Magaalada dila waxa ay caan ku noqotay markii laga furay dugsi hablo la qoro sanadkii 1958 ee noqday kii soomaaliya ugu horeeyey.
  • Siideynta Maraakiibtaasi ee laga soo daayo gacanta Burcad badeeda ayaa naqaneysa Talaabo aad u wanbagsan,..