Qeexid

Hawl qabashadeeda ama wax hanashadooda loo dagaallamo; halgan.

Qeexid Xigta

Raaxo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kifaax oo kali ah:
  • Gashaanluhu wuxu aha qof magac dheer ku leh ummada soomaaliyeed unaa soo kifaaxay xorriyaddii iyo midayntii Somaliweyn.
  • Gudoomiyaha shirkadda laydhka Berbera ee B.E.E, Shariif Batuun, wuxuuna ka waramay sidii ay ula soo kifaaxeen laydhka magaalada.