Qeexid

"Isbeddel daruuraha iyo hawada gala kolka xilliga roobku bilaabanayo; kacsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kicin oo kali ah:
  • Malaaq Ibraahim Aadan Dhaayoow oo ah madaxa golahaan ayaa si weyn ugu dhaleeceeyay dhibaatooyinka ammaanxumo ciidamada Ethiopia, isagoo sheegay in dadka Baydhabo ay isugu dareen jir dil, barakicin, xarig iyo Bandow.
  • Xiisadan cusub ee ka dhex aloosantay labada dal ayaa ah mid soo kicinaysa xiisadii mudada dheer u soo dhaxaysay labada dal taasoo salka ku haysa muranka Kashmiir.