Qeexid

"(f.g) Wax fadhiya istaajin."

Qeexid Kale

(f.g) Qoraal hikaadin. 4. (f.g) Matoor iwm howlgelin. 5. (f.mg) Ku k.: col meel ku weerarid.

Qeexid Xigta

(f.g) Qof hurda toosin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kici oo kali ah:
  • Md Xamiid ayaa sheegay in uu rajaynayo in Israa'iil ayna ku kicin ficilkaa, laakiin wuxuu sheegay in dawlada sahyuunida ay dabeecad u leedahay jar iskaxoorka noocan ah iyo ixtiraam la'aanta mabaadi'da caalamiga ah.
  • Kiciddii Iyo Kufiddii Aragtida Somali-Weyn (The Rise and fall of Greater Somalia Theory) Somalidu waxay ka mid ahayd dadyowgii Afrika ee gumeysiga Reer Yurub qabsaday dhammaadkii qarnigii 19aad.