Qeexid

(-bso, m.l) Cunno laga sameeyo bur ama budada badarka oo biyo, caano ama wax kale lagu qaso oo dabadeed inta qaabab badan loo yeelo la dubo; muufo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kibis oo kali ah:
  • Jamhuuriyada Shankaroonland oo ah jamhuuriyad kud iyo cadhoba reebtay, taas oo rikibisteeda rageeda mooyee rag kale shuqul ku darsan.
  • Maxaan ugu kalsoonaan la’ ahay Khaaliqii Koonkan na keenay, kibisteennana qoray?