Qeexid

"ld kiisa2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Dibkabe naxwe,

Dibkabe / suffix

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ki oo kali ah:
  • Arrintani waa meel uu ururkii hore ee OAU uu ka baaqsaday inuu ka wada hadlo in si caddaalada waafaqsan go’aano looga gaadho qaddiyadaha khuseeya dalalka Afrika.
  • Waxaan aragti mid ah ku qabnaa in ururka UMAD ka qayb yahay ururada siyaasadeed ee ku tartamaya hoggaaminta siyaasadda dalka. 3. Waxaan ka xunahay dib-u-dhigista doorashooyinkii D/Hoose, Waxaanu leenahay dib-u-riixis dambe ayayna dhicin.