Qeexid

"(khuuri, m.dh) Geed-gaab leh caleemo yaryar, xabag iyo qoryo udgoon oo guryaha loo shito."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khuuri oo kali ah:
  • Wallee Eebe ducada saqda dhexe waa aqbalaa, marka inta kale ay khuurinayso!
  • Marka aynu haddaba eegno ururka Khuuradha ee Ingiriiska, waxa jira 4.5 milyan haweenk ah kuwaas oo aad u khuuriya, halka ay ragguna ka yihiin 10.4 milyan iyaguna khuuriya.