Qeexid

"eeg khusee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khusayn oo kali ah:
  • Sidii qof aan su'aashu khusayn bay isu moogeysiisay.
  • Arrintaas agaasimaha Range, Mr Landau, waxa uu ka yiri "u malayn meyno in aarrintaasi ay tahay mid wax khusayn ah leh," waxana uu intaas raaciyey "Annaga waxaa muhiimad noo ah xiriirka aan la leenahay Canmex."