Qeexid

"Waxyaabo aan jirin oo la rumaysto; sanan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khuraafaad oo kali ah:
  • Taa awgeedna, taniyo maanta Muslimiintu waa u nugul yihiin rumaynta khuraafaadka, weliba sheydaanka, jinka, xasadka iyo ilaynta ugu badan waxaa laga helaa deegaannada wadaaddadu ku badan yihiin.
  • Mararka qaarkood waxa dhici jirtay qaar ka mid ah wadaadadaas aan aqoonta fiican lahayni inta ay beela dhan rigaystaan ay waxyaabo khuraafaad ah ay dadweynaha wax kaga cuni jireen amase qabyaalad iyo fiqi bahdii kama janna tago ku shaqaysan jireen.