Qeexid
eeg khaliif.
eeg khaliif.
magac / noun
Dheddig / feminine
wadar / plural
m.l.u
Qeexid: Waxyaabo aan jirin oo la rumaysto; sanan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Shuruudda lagu xidho haweenay haddii ay rabto in la furo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-lcay, -luctay; -lci) Is kh.: haweeney furitaan rabta shuruud ku xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg khuluc2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]