Qeexid

"ld khudrad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khudaar oo kali ah:
  • Khudaarta saladhku waa caleemo baladhan oo cagaar ah kaas oo ka baxa carada dhulka hoosteeda.
  • Qadhaabsade sidoo kale loo yaqaano Qaraabsade ( ingiriis : Gatherer) waa qofka qabanaya shaqada lagu soo ururinayo midhaha iyo khudaarta dhirta duurjoogta ah.