Qeexid

"eeg khabiir."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khubaro oo kali ah:
  • Runtii qoraalkaas Diktoorku aad ayuu ugu fara yaraystay khubaro ajnabi ahina way u qushuuceen saamigii uu shirkaas ka qaatay.
  • Waxa ka mid ahaa khubaro ku xeel-dheer ciyaaraha oo aan mar-dambe fursad u haysan ka qayb-galka tartamada adduunka oo ay ka mid yihiin Christophe Dugary, Youri Djorkaeff, Frank Leboeuf iyo kuwo kale.