Qeexid

(-iyo, m.dh) Gacan yar oo bad berriga soo gudaggala.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khoori oo kali ah:
  • Degmadu waxay lahayd ceel biyo macaan iyo Khoori dabiici ah, taas ayaa waxay sabab u ahayd in ay marar ku soo leexdaan doonyaha degaanka maraya.
  • Degmadu waxay lahayd ceel biyo macaan iyo Khoori dabiici ah, taas ayaa waxay sabab u ahayd in ay marar ku soo leexdaan doonyaha degaanka maraya.