Qeexid

"ld khayaano."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khiyaamo oo kali ah:
  • Markuu woxogaa wararka akhriyo si uu muranka saaxiibadii berri iskaga celiyo, wuxu u gudbaa aaladda Fays Buugga (Face book) oo ah meel lagu dhan yahay, run iyo beeniba ka buuxdo, la isku khiyaamo, magacyo been ah la sheegto.
  • Waxaan u malaynayaa masuuliyiintu intay baasaboorkii Soomaaliya qaataan ayey markay fiisaha ku dhuftaan yidhaahdaan kii Somaliland baanu sidanaa, taasina waa khiyaamo qaran.