Qeexid

"(-meyay, meysay) ld khayaanee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khiyaamee oo kali ah:
  • Haddaba, hadaan in talo ah xisbiyada ku sadaqaysto, waxaan odhan lahaa, yaanu xayraanku idinka sayid calayn, haddii laydin khiyaameeyayna yaan laydin khalkhalin oo khashiinimo idinku sugmin.
  • Markaa su'aasha aad iswaydiinaysaa waxay tahay waa kuwama nimankan iyo dumarkan waddan ka khiyaameeyey?