Qeexid

"ld khayaanayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khiyaamayn oo kali ah:
  • Sida uu sheegay dhallinyarada Afrikadan Bari ka talin jiray, waxa la sheegay in ay ka baqan jireen oo ay u yaqaaneen nin siyaasadda ku jiitay oo aan cidi khiyaamayn karin.
  • Jabuuti waxay ahayd jamhuuriyad inaga baaxad yar, dad yar ilaheeda dhaqaalena inaga hooseeyeen isla markaana jabhaddo la dagaalamayeen, sidee bay u dhici kartaa in uu soo hungureeyo qaranimadeena isagoo khiyaamaynaya Cigaal.