Qeexid

"Wax, wax kale ka duwan ahaansho."

Qeexid Xigta

Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khilaafsan oo kali ah:
  • Si kastaba, hadalkan ka soo yeeray Cali Mahdi ayaa khilaafsan hadalkii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ee ahaa in Shirka lagu heshiisiin doono beelaha is dirirsan oo kaliya.
  • Ninkaan oo ay dileen kooxo baastoolado ku hubeysan ayaa warar is khilaafsan waxcay sheegayaan inuu ahaa nin rayid ah dowladana aan shaqo ku lahayn..