Qeexid

"Nidaam muslimiinta oo dhan ku dooran jireen khaliifkooda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khilaafo oo kali ah:
  • Hase ahaatee wuu diiday Cabdullahi inuu dhiibo waraaqda, wuxuuna yiri "Rasuulkii Alle ayaa wuxuu i faray inaan gacanta kaa saaro waraaqda, mana laga yaabo inaan khilaafo amarka Rasuulka (scw)".
  • Hadaa eegto xubnahaan ayaa dhaxdooda isku aragti wada aheyn dadka Soomaaliyeedna waa ay wada yaqaanin taariikhdooda laakinse waxay ka midaysan yihiin in la khilaafo shirka ka socda Jabuuti, dadka Soomaaliyeedna loo aqriyo waxaan jirin oo ay ka mid tahay.