Qeexid
(dii.) Soddonka jus ee quraanka oo kol isku meel lagu wada akhriyo.
Qeexid Kale
(- ooyin, m.l) Lacagta la siiyo qof hawl fudud qabtey. ld khidmad.
Qeexid Xigta
Hawl cid loo qabto; adeeg.
(dii.) Soddonka jus ee quraanka oo kol isku meel lagu wada akhriyo.
(- ooyin, m.l) Lacagta la siiyo qof hawl fudud qabtey. ld khidmad.
Hawl cid loo qabto; adeeg.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Qof la xurmaynayo hawl u qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld khidmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (dii.) Quraanka oo dhan ama qaarkiis oo qof jirran lagu dul akhriyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg khidmee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Qorshe loo sameeyo hawl, mashruuc iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld khayaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Saarashada dibi ama faras saarto, sac deggan ama geenyo beydalan.
Qeexid Xigta: ld kudid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhabaq la'aanta iyo isku dubbadhaca cod, muusig iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld fidno.