Qeexid

"(-do, m.l) Waayo-aragnimada iyo aqoonta uu qofku ka soo kasbo hawl uu muddo badan hayey. ld khibro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khibrad oo kali ah:
  • Waxa kale oo ka yaabiyey tirada faraha badan ee musharrixiinta aan badankood wax khibrad ah u lahayn nidaamka maamulka iyo dowladnimada.
  • Maaha inay shan iyo labaatankan xubnood inay ku gorgortamaan sidii ay u noqon lahaayeen xubno sare dhamaantood ee waa inay u eegaan khibradiisa, aqoontiisa iyo waa inuu ahaadaa nin dhibaatadan culus ee ku xeeran caasimada naga saari kara.