Qeexid

"Waxyaabaha dabiiciga ah oo banii'aadanka manaafacaad u leh oo laga helo oogada ama gudaha badda iyo berrigaba."

Qeexid Xigta

eeg khayr.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khayraad oo kali ah:
  • Maxamed Faarax Aadan Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Baddaoo saxaafada kula hadlayey dekadda Boosaaso ayaa sheegay in si sharci darro lagu weerary labada markab oo maalmo ka hor ku soo xirtay dekadda Boosaaso.
  • Kala iibinta saamiyada khayraadka Puntland ayaa ah mid marey gacmo badan taasoo la rumeysan yahay in shirkadahaan kor uga qaadayaaan macashka ay helaan dadka ku leh saamiyada.