Qeexid

"(-raad, m.l) Wax wanaag ku jira oo dhan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khayr oo kali ah:
  • Inta badan waxaad maqlaysaa banaabax ka dhacay beerta khayriyada, golaha guurtida oo shiray iyo wafdi dhoofay iyo mid soo degay.
  • Go'aanka Barlamanka Somalia ayaa waxaa uu dhabar jab ku yahay xukuumada Cadde Muse oo dabada ka riixeysay in MGPL si gooni ah khayraadka dhulka hoostiisa ku jira ula soo baxo isaga oo heshiisyo la galey shirkado shisheeye.