Qeexid

"Dhibaato halis ah."

Qeexid Xigta

K. ah: wax waxyeello ama dhibaato ka iman karta, halis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khatar oo kali ah:
  • Xubnahas isugu jira wasiirada iyo ciidamada ayaa raali galin iyo maslaxaad u gudbiyay xildhibanada Puntland isla markaana ka codsadey in khilaafka khafiifiyaan madaama u khatar galin karo jiritaanka Puntland.
  • Dadka qaba cudduro khatar ah waxey marar dhif ah heli karaan ogolaansho joogitaan oo noocaas oo kale ah.