Qeexid
Ismoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.
Ismoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la khatalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Been cid lagu khayaamayo. ld khataalad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Cid been lagu khayaamayo u sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld khatal1
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld khatalnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg khatal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg khatalan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhibaato halis ah.
Qeexid Xigta: K. ah: wax waxyeello ama dhibaato ka iman karta, halis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: matalan fk. ld masalan.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld khatalnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Quraan iyo duco la akhriyay gunaanadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gabagabeynta iyo gunaanadka Quraan iyo duco la soo akhriyay.
Qeexid Xigta: ld khatimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-lqay, -laqday; -lqi) Wax abuurid (Eebbe).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Habaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Marin ka habaabid. ld khaddif2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-aamay/-aanay, aantay; - aami/-aani) Cid khayaano ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jirriqaa; warriiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg khatifsan. ld khad difsanaan, khaddifsanaansho, khatifsa naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]