Qeexid

Been cid lagu khayaamayo. ld khataalad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khatal oo kali ah:
  • Nin aan khatalmin xaal ma qabto.
  • Adduunyadu waa basteed nin biima ah baa khatalay hub iyo buntukh loo shushubi sidii bulay loogu hees intii ba'an laysu dhiib dalaal lagu beer-caddaa qof iyo baradiis is cune bariidada laysla waa.