Qeexid

(-iyo, m.dh) Qofka lacagta bixiya, khasnaddana furaheeda haya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khasnaji oo kali ah:
  • Maxamed Raabi oo isna loo doortay Xoghayaha ururka, Xuseen Wadaad-yare oo isna loo doortay Khasnajiga ururka iyo xubinta shanaad oo ah Cumar A. Xasan.
  • Goobtaas oo waxa maamulka degmadu siiyey Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland, Ganacsade Cabdiraxmaan Faarax Sugaal, ahna Khasnajiga Guud ee ururka Dowladda ee UDUB.