Qeexid

"(-do, m.l) Bir aad u adag oo sida sanduuqa u samaysan oo lacagta, dahabka iwm lagu kaydiyo. ld qasnad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khasnad oo kali ah:
  • Madaxda sare ee DGPL ayaa horey u gashay heshiisyo lacag lagu qaatey oo aan waxba ka qabsoomin l acagahaan aan gabi ahaanba galin khasnada Dowladda sida ka muuqata xisaab xirkii misaaniyadii ugu dambeysay.
  • Dhammaan waxaas oo dhan ookhasnadii laga siin lahaa madhan tahay baahidooduna dib-u-dhigasho aqbalayn, waa arrimo loo baahan yahay in laga fekero waxa saamaxay sababaha ay ku yimaadeen.