Qeexid

Maal lacag ah oo si aan habboonayn lagu bixiyo ama lagu lumiyo.

Qeexid Xigta

Ganaax; xaal; yake. ld khasiraad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khasir oo kali ah:
  • Waayo, tii uu dhaxlay ee aabihii uga dhintayba waa kii ku khasiray Gobanimadoonkii.”
  • Tacadigaasina waa kii ay ummaddu ka dhiidhiday ee ay dhamacda kulul ee halganka iyo dagaalka ka dooratay, laguna khasiray naf iyo maal wixii dalkan yaalley.