Qeexid

(-iimiin, m.dh) Qof degaanka uu joogo dhaqankiisa aan aqoon u lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khashiin oo kali ah:
  • Yurubaanka, ayaa iyana la sheegay in ay arrinta bariga dhexe ka socota ka xanaaqeen, inkasta oo aanay xayraankooda cidna ku layn, laakiin waxay sheegeen in Shar-doon khashiin yahay.
  • Haddaba, hadaan in talo ah xisbiyada ku sadaqaysto, waxaan odhan lahaa, yaanu xayraanku idinka sayid calayn, haddii laydin khiyaameeyayna yaan laydin khalkhalin oo khashiinimo idinku sugmin.