Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dhibaato ku timaada qof hantidiisa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khasaaro oo kali ah:
  • Duqeyntii loo gaysatey buuraha ku yaal agagaarka Bargaal ayaa gaysatey khasaaro badan oo dhinaca Maaliyada ah iyada oo halkaas ay ku gubteen geedo badan oo isugu jira xijji iyo Timir.
  • Dagaalo xoogan oo Galabta ka dhacay Degmooyinka C/Casiis iyo Kaaraan 14 Feb 2010- Dagaaladaasi ayaa la sheegay in ay geysteen Khasaarooyin kala duwan,islamarkaana kuwooda ugu badan ay gaareen Dadka Shacabka ah..