Qeexid

"Khasaaro la kulmid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khasaar oo kali ah:
  • Warkani wuxuu intaa ku daray in markabkaasi uu ka diiwaan-gashan yahay dalka Pakistan iyo in maamulka dekedda Berbera uu ku wargeliyay kabtankii markabkaa inuu eego, sawirna ka qaado khasaaraha uu markabkaasi u geystay dekedda Berbera.
  • Be-huko Brigheye ayaa sheegay in weerarkaas uusan wax khasaare ah gaarsiin askartooda, balse uu burburiyay mid ka mid ah gaadiidkii ay wateen.