Qeexid

"(-do, m.l) ld khariiddo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khariidad oo kali ah:
  • Maxamud axmed anajad uu ku celceliyo in gebi ahaanba Isra’il laga masaxo khariidadda adduunka iyo inaysan ahaynba dal jira ee ay yihiin oo kaliya buracad ama qawleysato dhul dad kale dulsaar ku ah.
  • Khabiir Axmedow, adigu ma waxaad rabtaa in aad wax ka bedesho khariidadda soohdimaha dhulka ee Ingiriisku jeexay, adiga oo sida aan hadalkaaga u fahmay jecel in aad bad u raadiso gobol aan bad lahayn?