Qeexid
Dhul aan la degganeyn oo oommane ah.
Dhul aan la degganeyn oo oommane ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Qof fudud oo iska hadla oo warkiisa aan waxba laga soo qaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cad ama jeex yar oo maro ah.
Qeexid Xigta: Hal maro ah oo la geliyo barkimaha. ld harqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xaraar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Shaqeyn waayid (qalab).
Qeexid Xigta: Hawl gabid (qalab). ld kharraab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: K. ah: qalab gabay hawshuu qabanayey. ld kharraab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax wanaag-sanaa xumeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kharaj.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed.
Qeexid Xigta: Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kharaab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: khaa'in m.l (-niin/-nno, m.dh) Qof dhagar badan. ld khaayin.
m.l
Qeexid: Waxyaalaha lagu saqraamo oo cinabka la khamiiriyay laga sameeyo oo kala go'a dhanaanna isu roga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld harqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: khaa'iniin m.dh.w eeg khaa'in.
Qeexid: khaa'innimo m.dh Khaa'in ahaansho.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Kharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]