Qeexid

"ld kharaj."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kharash oo kali ah:
  • . In si niyad wanaagsan uu ku jiro ay u baadi goobaan heshiis walaalnimo ah. 3. In ay u turaan ummada soomaliyeed oo la il daran abaaro baahsan ayna ku bixyaan kharashka colaadaha u gurmadshada dadka tabaalaysan.
  • Lacagta ay shirkaddu ku maalgelineyso baaritaanka iyo qiimaynta ee saddexda bilood (Jan-Mar 2007) waa $309,000 USD, halka saddexdii bilood ee la soo dhaafay (Oct-Dec 2006) ay sheegtay in baaritaanka iyo qiimaynta ku kharash-garaysay $891,000 USD.