Qeexid

"Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kharaj oo kali ah:
  • Guriyaha iyo dhulka dadku xooley ka helaan oo waan garanay ee maxaa madaxweyne ay ogyihiin in aysan noqoneyn kharaj badan ugu bixiyaan sida tigidhada dayuuradaha, hudheelada iyo xafladaha aan“youtube-ka” ku aragno?
  • Si loo bixiyo kharajka xad-dhaafka ah ee siyaasadeed, madaxda dawladdu waa iney boobaan hantida dadweynaha iyo mucaawinooyinka dawladaha kale bixiyaan!