Qeexid
Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg kharaari. ld xaraarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xaraar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -raaday, -raatay
Qeexid: Wax kharaar noqosho.
Qeexid Xigta: Wax adkaaday noqosho (arrin). ld xaraarow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: K. ah: qalab gabay hawshuu qabanayey. ld kharraab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Shaqeyn waayid (qalab).
Qeexid Xigta: Hawl gabid (qalab). ld kharraab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax badin.
Qeexid Xigta: Xowli kordhin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Kharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid khasaaro gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh eeg kharaarow. ld xaraaraansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid qado siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld khar-raabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg kharaabi. ld khar-raabin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wadiiqo yar oo u dhexeysa labadhisme, laba beerood, ama laba xero iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Qof fudud oo iska hadla oo warkiisa aan waxba laga soo qaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Ahaansho wax kharaabay. ld kharraabsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-ryay, -riday; -ryi) Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid baraare siin (Eebbe).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]