Qeexid

"K. ah: qalab gabay hawshuu qabanayey. ld kharraab1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kharaab oo kali ah:
  • Xafiisyadii dawladda, Hoteeladii caanka ahaa, goobihii ganacsiga iyo kuwii madadaalada waxay dhammaantood maanta noqdeen kharaabado ay bahaladu u hoydaan.
  • Qof kasta oo Soomali ah waa ku waajib ah inuu ka qeybqaato ka hortagga Alshabaab (Alshayaatiin) iyo xisbul Islam (xisbul Kharaab), haddii kale shacab iyo dal midna la arki maayo.