Qeexid

"(-syo, m.dh) Dhar tolan oo ilaa canqowyada jooga, gacmo dheerna leh oo raggu gashadaan. ld qamiis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khamiis oo kali ah:
  • Aadan Madoobe iyo gudiyada baarlamaanka ayaa Khamiistii lasoo dhaafay sheegay in hadalkii kasoo baxay xildhibaano baarlamaanka ka tirsan uusan ahayn sharci, iyagoo ku tilmaamay mid lagu kala qaybinayo xildhibaanada baarlamaanka.
  • Madasha shirkan ayaa waxaa maalin walba oo Khamiis ah fannaaniinta Soomaaliyeed ku soo bandhigaan suugaan ka turjumeysa dib u heshiisiinta iyo wada hadalka.