Qeexid

Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo.

Qeexid Xigta

Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khamiir oo kali ah:
  • Anniga ma lihi adeege ama khaadim, sidaa darteed subax kasta waxaan qasaa qooshka, muddo yar ayaan u kaadiyaa oo sugaa, ka dib markuu khamiiro ayaan dubaa, dabadeedna waan weeseestaa, markaasna ayaan dadka u soo baxaa".