Qeexid

Cayaaro lacag lagu kala helo. ld khammaar1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khamaar oo kali ah:
  • "Oh, runtii may ahayn in aan ka hadlo arrintan, laakiin badankoodu waxay ciyaaraan khamaarka" ayuu ku daray Nistelrooy.
  • Kooxihii dhibaatadaas gaystay ayaa meesha ka baxsaday lamana yaqaan sababta ay falkaas u gaytseen waxaase loo maleynayaa inay yihiin dhinacyo ka soo horjeeda in khamaarka la ciyaaro kaasoo la ogyahay in Diinta Islaamku waafaqsaneyn.