Qeexid

". u Uun badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khalqi oo kali ah:
  • Culimada ama dadka fahamka saxa ah ee diinta haysta oo hadda aad u yar, ayaa haddana fadliga ilaahay meel kasta laga helaa oo weli masaaliixdii ummadda ku dedaalaya inay wax uun ka reebaan oo khalqiga anfacaan.
  • Nuurka cilmiga, nolosha khalqiga iyo naruurada ummaddu aad bay u sarrayn jirtay, belaayo kasta oo timaaddana xagga culimada iyo cilmiga ayaa loo carari jiray.