Qeexid
Wax khalkhal la geliyey ahaansho.
Qeexid Xigta
Wax la kharraabiyey ahaansho.
[-naa, -nayd]
khalkhalsanaa
khalkhalsanayd
f.mg4Wax khalkhal la geliyey ahaansho.
Wax la kharraabiyey ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg khalkhalsan. ld khalkhalsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Qof xasillooni-darro muujin.
Qeexid Xigta: Qalab kharraa bid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood.
Qeexid Xigta: Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld khalkhal sanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: khalkhali. Cid khalkhal ku abuurid.2. Aala khalkhalid m.f.dh eeg khalkhal2.
m.f.dh
Qeexid: eeg khalkhali. ld khalkhalgelin, khalkhalgelis, khalkhalis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax laabtiisu deggan tahay oo aan shiddo ku jirin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld khalkhali (1).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld khalkhalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld khalkhalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Waxyaalaha lagu saqraamo oo cinabka la khamiiriyay laga sameeyo oo kala go'a dhanaanna isu roga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dareenkiisa garasho feker awgiis la maqan yahay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: (dii.) Qof la khaliifay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld kha-tifsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax maskaxdiisu wax u dhiman yahay ahaan-sho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Ahaansho qof khamri cabsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Ahaansho wax kharaabay. ld kharraabsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld khilaawo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]