Qeexid

"ld."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khalkhali oo kali ah:
  • Markaa Shacbiga Somaliland diyaar uma ah burbur, xabbad iyo qaxoonti dambe balse waxay diyaar u yihiin in ay dhinac uga soo wada jeedaan cidda isku dayda in ay khalkhaliyaan nabadgelyada iyo xorriyada ay ku keeneen dhiig iyo maal aad u fara badan.
  • Haddaba, hadaan in talo ah xisbiyada ku sadaqaysto, waxaan odhan lahaa, yaanu xayraanku idinka sayid calayn, haddii laydin khiyaameeyayna yaan laydin khalkhalin oo khashiinimo idinku sugmin.