Qeexid

"Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood."

Qeexid Xigta

Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khalkhal oo kali ah:
  • Qorshahaygii khalkhal baa galay.
  • Ninkaan Somaliga ah oo lagu tiriyo in ka tisrasn yahay ururka la yiraahdo Ahlu Sunnah Waljamah ayaa hadalka ka soo yeeray waxa uu khalkhal galiyay dhamaan jaaliyada Somalida ee ku nool Australia gaar ahaan magaalada Melbourne.